Ciidamo Kenyan ah oo garab siinaya Jubbaland oo lasoo dhoobay Xadka gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya degmada Ceel Waaq ee goobolka Gedo ayaa sheegaya in xadka Soomaaliya iyo Kenya wadaagaan gaar ahaan dhinaca Ceel Waaq lasoo dhoobay ciidamo badan oo katirsan milatariga Kenya. Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka oo aad u badan iyo hub kale oo culus ayaa saacadihii lasoo dhaafay lagu arkayay xadka degmada Ceel Waaq, waxa … Continue reading Ciidamo Kenyan ah oo garab siinaya Jubbaland oo lasoo dhoobay Xadka gobolka Gedo